(Akhriso) Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo amar culus soo saaray

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee maamulka Puntland Cabdilladiif Muuse Nuure (Sanyare), ayaa amar ku bixiyay in si deg deg ah loo joojiyo doorasho muran dhalisay oo la doonayay in laga qabto Degaanka Wadajir oo ay ku nool yihiin Barakacayaasha Gaalkacyo. Qoraal uu soo saaray Guddoomiye Sanyare, ayaa lagu amray Guddoomiye ku xigeenka Gaalkacyo iyo Taliyaha Qaybta … Continue reading (Akhriso) Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo amar culus soo saaray